Koonfurgalbeed waxay ka kooban tahay 6 gobol oo kala ah:
- Gobolka Bay magaalo madaxa gobolka waa Baydhabo.
- Gobolka Bakool magaalo madaxa gobolka waa Xudur.
- Gobolka Shabelada Hose magalo madaxa gobolk waa Marka.
- Gobolka Gedo magaalo madaxa gobolk waa Garbahaarey.
- Gobolka Jubada Dhexe magaalo madaxa gobolk waa Buaale.
- Gobolka Jubada Hoose magaalo madaxa gobolk waa Kismaayo.
